News & Events

  • PHP-WORKSHOP

    • 26,Mar 2023
    • Posted By : mohamudhassan.mhr@gmail.com
    • 0 Comments
     

    PHP WORKSHOP

    Waxa ka Qabsoomay College Tababar ku saabsanaa programming-ka siiba php language, tababar kan waxa bixinaayeey eng.mohamed ali oo ah shaqsi sifiican uyaqaan Coding Waliba Web Development-ka. College ayaa had iyo jeer qabta Tababaro Noocaan oo kale ah si ardeyda IT-ka Barata looga dhiso programming-ka waana markii sadexaad Tababar bilaash ah uu Qabto College-ka, insha alaah kuwo kalena wuu qaban doonaa maalmaha fasaxa  khamiis iyo jimce.Waxaan kugula talineynaa inaad ka iibsato toothbrush ee aad ugu jeceshahay qiimo jaban oo wata dhoofin bilaash ah, waxaad sidoo kale ka qaadan kartaa dalabkaaga dukaanka ku yaal isla maalintaas.
       

    Leave A Comment