3.Database
4.Quickbooks5.Aplus6.Npluskoorasa ugu yar waxa ka qalin jabiyey ardey badan kuna hubeysan cilmi ubadan practical itus oo itaabsi ah
xafladaas waxa kaso qaybgalay masuuliyeen kasocota dowlada waxbarashada iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay
xafladaas ardeyda ayaa kuso bandhigtay waxa ay barteen oo itus oo itaabsi ah
sido kale ardeyda waxa lasiiyeey shahaadoyin ku xusan koorsada ay barteen