Testimonials

Feedback From Our Students

  • Abdirizak

    IT

    Runtii waxaan ku amaanayaa puntland college waxbarashada tayada leh ee bulshada uhayaan aniga markhaati ka ah kana bartay koorsada graphic design iyo kuwo kale oo aan hadda ka waddo

  • jama

    IT

    Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan ka mid ahaa ardeydii wax ka baratay college-ka waliba qaybta graphic design-ka,runti college-ka waxa yaala aqoon lahubo iyo xirfadlayaan dhinaca IT-ka ah ee Halaga Faaiideysto

  • Carab

    IT

    Anigu Waxaan ka mid ahaa ardeyda wax kabaratay college-ka waliba graphic design-ka aqoon aan lasoo koobi kaarin ayaan ka Bartay Waana ku Amaanayaa Runtii Maamulka iyo College-ka

  • Abdikafi

    IT

    Puntland College Waa Haqabtiraha Teknooliyadda Bulshada Soomaliyeed intaad ka bartay meel laga barto ama aan kabaran lahaa majirto mahadsanidiin maamulka iyo college-ka

  • Faysal

    IT

    Bahda Puntland waxaan leeyahay Guuleysta Shaqo Adag ayaad uhaysaan Bulshada halkaas kasii wadda

  • Abdirahman

    IT

    Hoyga IT-ka Waa Puntland College Ee kuxirnow. Ani waxaan ka mid ahaa ardeyda ka dhigatay Aplus aqoon fiican ayaan ka faaiidey college ka

  • John Lupez

    Softwear Engineer
  • Jenny

    Softwear Engineer
  • Stephen Tom

    Softwear Engineer

    Lorem Ipsum is simply dummy text of the printing and simply dummy text of the typesetting industry. simply dummy text of theLorem Ipsum hasdummy text of the typesetting.Lorem Ipsum is simply dummy text of the printing and simply dummy text of the typesetting industry. simply dummy text of the. Lorem Ipsum hasdummy text of the typesetting